Maxaa ka jira in RW Khayre uu fasaxay dhaqaale uu ku taageeray dhismaha garoonka Cawaale?

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa dhaqaale ku taageeray dhismaha garoonka Ciyaaraha Cawaale oo ku yaalla Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in lacag  $220,000 (Laba boqol iyo labaatan kun oo dollar) uu raisul wasaare Khayre ugu deeqay garoonkaas. Sidoo kale, Waxaa la sheegay in lacagtaas si deg deg ah … Continue reading Maxaa ka jira in RW Khayre uu fasaxay dhaqaale uu ku taageeray dhismaha garoonka Cawaale?